Maankoris
Terrible journey
<description><![CDATA[To avoid speaking lie Xuseen, you are a dear friend to me 
For you did not defect when tools decamped in fright 
Nor did you follow, of your kinsmen who fled to the Emporer. 
They belong in hell, men who feared fighting the enemy 
I swear by the Book they are all hell-bound, 
But you stood by me and loaded you came to my side 
When they fled
Of men, not of your mettle is nothing but wea]]></description>
DHEELMATO - The Nightly Visitor
<description><![CDATA[Love is misery and malaise, an antique of age and time
Like cinder of coal, that maul the heart, and maim 
Live embers, it seethes and soars,  and none can tame
In springtide amour, the beau I charmed with blissful deceit
The girl my spell bewitched, and  with my love thus beset
In solemn troth, my heart’s darling and devoted delight 
A nubile prime indecency did not disrobe
Immune to]]></description>
XIKMO
<description><![CDATA[Xikmad daaro looguba hirtooy doorataa jiro e
Cabsi daa’in Eebiyo hanuun diinta laga dheefo
Daba kaca sharciga dooran iyo ducada waayeelka.
Halkaas bey u duuduubatooy degin u joogtaaye
Oo uu kii ka doonniyo ka heli duulki raadshaaye
Daba dhilifka been-beenta waa lagu dulloobaaye.
Iyadoo  durbaan qaadatay oo danab ka yeersiisay
Oo hooy “dadow kaalayoow dooga!” guri hayso
Ayuu doofink]]></description>
Shiqla-daar
<description><![CDATA[Shaaha dadka wey wada cabaan sheyba iyo wile
Kan shuddoobey shaqqa beer la falo shaato kii foofshay
Ama shabiyay gaarrey lo’ iyo geela kaa shubaya
Midkaa shaalka beecini-hayoo shilin muraadkii yeh
Sharci garadka sheekhiyo midkaa sharaxa diin haayo
Shufeyr ama shax-dheelkaa dan- li’i baladka sheekeeya
Shariif ama daliilkaa shaxaad shacabka tuugaaya
Sharqi iyo galbeed meel kastoo sheeka]]></description>
QURXAN.
<description><![CDATA[Qurxaney bileecaada waa lagu qasaaroow e
Middaan kheyr lahayn baa tahiyo qarra dameerede
Agloolki hora kaa khaldamay qurub addaabeede
Haddaad qeymo leedahay siddaa uma qalaadeene
Qumantiyo wadada qeexan saa qurun ma seyrteene
Qashin maad ku tuurteyn kob uu diday qaynuune
Qad la marro annoo qoob dhigaal socod qawaafaaya
Qidri buuxa baad igu shubtiyo qurunki reerkiina
Mar uu qoyay dharke]]></description>
MA’LAMO.
<description><![CDATA[Mariskeeda  maansada ma aha musig iyo heese
Dadba laga maqney oo miniin mira abuureyne.
Kuwa loo miftaaxana bar buu dhibi maleegiiye.
Ragba  maalmo iyo layl mi`aad muhaasha daalaane
Anse ima magiibte e Alla mawj dhan ii fuuray e
Oo maamka ii tubay murtiyo miraha geeraare.
Allaa igu maneystoon shukriyo mahad ka sheegtaaye
Muusin roob muquud ceel wajeer maaxda laaga dhaansho
Miidaa malkaad]]></description>
THE DECREE
<description><![CDATA[For all, I make the call!
Phoneme’s the alphabet of form
To read and fathom The Writ
With lips that affirm the word
And with fingers, to tame the tasks
With lungs, we pant and puff
Yet, Success is the grace of God
In a flash, I fill in the folks
Ignorance is a cruel droop
Inference the face of lore
Feracity sharpens the grasp
Finesse is a force of wealth
Prudence’s a worthy tra]]></description>
Difaac
<description><![CDATA[Daahiroow nin daacad eh ma tihid saan daraasey e
Da’daa tahay inaad dowdar hadal didiisa wa ceebe
Inaad dawlisaa roon waxaad daan ka sheegtaaye.
Hufan dood daciif bey ka dhigi kii dareershaaye
Dafiraad xaqiiqana dhexey dumisay meeqaane
Daqiiq eeg ayaa roon waxaad hadal degeysaaye
Durmaanyada midaad soo tig-tiri shalayto waa ceebe
Dambas weeya duuf iyo hufaan wadan daliil toos e
Dawwo]]></description>
AYDIS WAA AAFO DARAN.
<description><![CDATA[Hey waa taan lahaa
Alif loox buu ku yaal
Amarrow waa Ilaah
Amraal waa loo dhintaa
Usluub waa lagu socdaa 
Akhris waa lagu kobcaayo 
Aydhis waa aafo daran.
A’dii kale waxaan lahaa…
Aduun aa iyo xanuun
Abaar iyo aaran roob
Ah iyo uu iyo ifraax
Eber iyo maal ekaan
Aalaam iyo caafimaad
Intabo waa wada ibtilo.
A’dii kale waxaan lahaa…
Imtixaan weeya oo
Insaan oo idil ku ]]></description>
IRHA-BEER.
<description><![CDATA[In kastood wadaagtaan awoow, abatir foofkiina 
Wixii ina-adeerkaa ka dhiga, ina-adeerkaada
Ayaa ina-adeerkaa ka duwa, inan walaalkaa e
Arxam kuu dhaw, shaygii ka dhigay ehel qariibkaada
Ikhwaan aad u aartiyo dad aad u intisaar yaacdo
Ayaa inaad ka aartaa, ku fara dirir imaadkeede
In kastood awoow wada martaan ina qabiilkaada
Irdha hoosa maanteey dhacdoo laisku eeqoobo
Midkaad shalay u ]]></description>
Lix iyo Labaatan-ka Juun!
Waxaan Qoray 26-6-2008. Markaan waayay Mudo wax Hadalkeynteeda Maalintan Soomalidii aan arkayay dhamaan waxaa igu Soo dhacay Erayadaan inaan ka Iraahdo.
Lix iyo labaatanka Juun
Miyay dadku ilaaween
Lumiyeen Xasuusteed
Libintii Aan Gaarniyo
Liibaantaa iloobeen
Ladnaantii Aan helnay
La iskaba Hilmaamay
Labo is warsanaysaa
La waayay Ayaantaan
Dadku wada Lumeenoo
La waayay]]></description>
Darajo Raadis
waxaan Tixadaan Yari keenay inan Mariyo , Mar ayaan Nin Culima oo Aqoonta Diineed leh lagu yiri sheekhow nin Caalima ayaa tahay culimadena iyo Hadalo la mida , wuxuu yiri Magacayga oo Qura iigu Yeera Sheekh nimo ama Darajo Culimonimo wali Ma Gaarin , Isagoo Muujinaya -Tawaaduc- diidan Darajo Jacayl-ka waxaa igu Soo dhacay Rag jooga Xiliyadan Danbe oo]]></description>
Sigaar-- ama Magacaad Doontaan u bixiya.
--SIGAAR-ka---
&gt;
&gt;
Muran &  Mutaxan Qaybtii 3aad
<description><![CDATA[Maansadii Muran iyo mutaxan qaybtii 3AAD
Waxaan hada ka hor sanadkan horaantii soo bandhigay laba qaybood oo hore oo maansadani lahayd oo midna ay doodi dhexmaraysay  wadaada ama ururada islaamiga ah oo isku dhinac ah iyo madaxweyne shariif  waqtigii la dioortay  febrayo ayay tan kalena soo baxday oo waxaa  isugu  jawaabayay  Garabkii asmara ee maxaakiimta ka hadhay iyo alshabaab oo ka doodayay]]></description>
Muran &  Mutaxan
<description><![CDATA[MAANSO XASAASIYA OO DHEXMARTAY ALSHABAAB IYO GARABKA ASMARA OO KA TASHANAYA  ARINTA MADAXWEYNAHA SHEIKH SHARIIF
Waxaan markii hore wada aragnay wadaada mucaaradka oo isku duuban iyo madaxweynaha sheikh shariif doodii dhex martay ee ay kuwada hadlayeen
Waxaa marka soo rogaal celiyay wadaadadii mucaaradka ku ahaa ee kasoo horjeeday  doorashada la doortay madaxweynha  mudane sheikh shariif  ayaa ]]></description>